Xabaal wadareedyo lagu aasay boqolaal qof oo laga helay gobolka Rakhine (Daawo Sawirro)

Dowladda Myanmar ayaa ku gacan seeray wararka sheegaya in tiro xabaal wadareedyo ah laga helay tuulo ku taalla gobolka Rakhine, halkaasoo hoy u ah inta badan qowmiyada laga tirada badan yahay ee muslimiinta Rohingya ah. Saraakiishu dowladdu waxay sheegeen inay baaritaan ka sameeyeen tuullada Gu Dar Pyin, halkaasoo Wakaalada wararka AP ay ku sheegtay inay … Continue reading Xabaal wadareedyo lagu aasay boqolaal qof oo laga helay gobolka Rakhine (Daawo Sawirro)